Axmed Madoobe oo maanta Imaanaya Muqdisho iyo Xog ku aadan halka uu degayo

Waxaa maanta galinka dembi lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaro Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo la filayo in uu ka qeyb galo shir looga hadlayo arimaha doorashada. Sida aan wararka ku helnay Madaxweynaha Jubbaland ay wehliyaan ciidamo badan oo amaankiisa sugaya ayaa la filayaa in maanta soo gaaraan Muqdisho, Axmed … Continue reading Axmed Madoobe oo maanta Imaanaya Muqdisho iyo Xog ku aadan halka uu degayo